Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo” Gaalkacyo Oo Nabad ah Waa Soomaaliya Oo Nabad ah”!

Published on January 14, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo siweyn loogu soo dhaweyey Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay nabad galyada magaaladaasi waxana uu shegay in Gaalkacyo oo nabad ah ay lamid tahay Soomaaliya oo nabad ah.

Golihiisa Wasiirada Baarlamaanka Galmudug iyo Golaha Wasiirada iyo labada Aqalka Abshir Bukhaari Ciidamada Qalabka sida oo uu ugu horeeyo salaadiinta halkaan ku sugan marka hore salaam diiran.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdiga uu hogaaminayo oo ku guda jira socdaalka Nabada ayaa manta gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo Puntland ay ka taliso.

Madaxweyne Farmaajo oo Goob fagaaro ah kula hadlay dadweyn fara badan oo qeyb ka ahaa soo dhoweyntiisa,madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geele Xaaf iyo Xildhibaanada ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ay noqoto hooygii iyo hooyadii dib u heshiista Soomaaliyeed.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Amaro La Dul-dhigay Shaqaallaha Ajaanibta ah Ee Ka shaqeeya M/Muqdisho

January, 21, 2018
Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ...

Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

January, 21, 2018
Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota