Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Soomaaliya Oo sheegtay in Sarkaal ka tirsan Shabaab uu Dowladda isku dhiibay

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Degmadda Buurhakaba Gobolka Baay, ayaa soo bandhigay sarkaal sare oo katirsaa Al-shabaab oo dhawaan isa soo dhiibay.

 

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Ibraahim Xasan Cali, ayaa Al-shabaab ka tirsanaa muddo dheer, isagoo sheegay in Shabaab dhexdooda uu ka jiro Khilaaf aad u xooggan.

 

 

Wuxuu kaloo sheegay Shabaab in ay bilaabeen in dhexdooda ay is dilaan, kadib markii ay kala shakiyeen, waxaana uu xusay in isaga uu la kulmay dhibaatooyin kala duwan.

Isa soo dhiibista Sarkaalkan Al-shabaab ka soo goostay ayaa ku soo aadeysa xilli dhowaan Madaxweynaha Soomaaliya uu markale ku celiyay in cafis loo fidiyay dhalinyarada Shabaab ka soo goosaneysa.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Maaliyada” Bankiga Adduunka Iyo IMF Waxay Ku Qanceen Qaabka Maamulka Maaliyadda”

April, 20, 2018
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: C/raxaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta ...

{DAAWO SAWIRADA} Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

April, 20, 2018
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee ...