Thursday, January 18th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay waddo isku xirta Dan-Goronyo iyo Eyl

Published on January 10, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw dhax dhigay waddo Laami ah oo isku xirta deegaannada Dan-Goronyo iyo Eyl sida uu ku soo waramayo Wariyaheena oo ka mid ah wariyayaal la socda wafdiga madaxweynaha.

Wariye Muxudiin ayaa sheegay in wafdiga madaxweynaha oo ku sii jeeda magaalada Qardho ee gobolka Karkaar isaga iyo wafdigiisa ku hakadeen deegaanka Dan-Goronyo halkaa oo isaga madaxweyne Gaas dhax –dhigeen waddo Laami ah oo ay dhiseyso shirkad Shiineys ah.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu gaaro magaalada Qardho, halkaa oo uga sii gudbi doono dhinaca gobolka Bari gaar ahaan magaalada Boosaaso.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

DAAWO: Galmudug Iyo Ahlusuna Oo Midoobay Iyo Calanka Galmudug Oo Laga Taagay Magaalada Dhuusamareeb

January, 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu dhameystirayay heshiis ay Muqdisho ...

{Akhriso} Baarlamaanka Puntland oo xukuumadda ka dalbaday in ay difaacdo Tukaraq

January, 18, 2018
kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayey xukuumadda kaga dalbadeen in ay ...