Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Sida Madaxweynaha Soomaliya Loogu soo dhaweeyey Magaalada Gaalkacyo

Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo, Sawaxanka, Farxada iyo laan-qaboobida Shacabka Gaalkacyo ayaa kaliftay in jidadka oo dhan ay xirmaan.

Kolonyada Madaxweynaha ayaa wadooyinka oo dhan ku xirmeen, Madaxweyne Farmaajana wuxuu dareemayaa farxada ay  u qabaan Shacabkiisa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa mid mid u gacan qaaday shacabka u soo banaanbaxay,kuwaasoo aad ugu faraxsanaa imaanshaha madaxweynaha.

Diyaaradaha ciidamada Cirka ee Puntland ayaa sheeda sare kala socda wafdiga Madaxweynaha iyo Ammaanka oo dhan, waxaana la sugayaa si adag amniga magaalada Gaalkacyo

.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Munaasabad Dib Loogu Howlgalinayey Wargeyska Dalka oo Muqdisho Lagu qabtay

January, 21, 2018
Munaasabad kooban oo xarigga looga jarayay Warggeyska Dalka oo dib u howlgelin lagu sameeyey ayaa ka dhacday xarunta ...

{AKHRISO} Amaro La Dul-dhigay Shaqaallaha Ajaanibta ah Ee Ka shaqeeya M/Muqdisho

January, 21, 2018
Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ...