{DAAWO SAWIRADA} Sida Madaxweynaha Soomaliya loogu soo dhaweeyey Magaalada Qardho

0
29

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa Goor dhow Gaaray Magaalada Qardh

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan.

Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxweynaha Puntland.

Kumanaan shacab ah ayaa wafdiga kusoo dhaweeyey banaanka magaalada iyadoo sidoo kale wadooyinka waaweyn ay taagnaayeen shacabka saacado badan iyagoo si diiran usoo dhaweeyey wafdigan balaaran

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here