Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidamada Amisom Oo Gaaray Degmada Buulo Burte Ee Gobolka Hiiraan

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments

waxaa garoonka diyaarahada degmada buulo burte lagu soo dhaweeyay taliyaha ciidamada amisom general subagle iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan amisom soo dhaweynta waxaa ka qeybgalay maamulka degmada buulo burte shacabka iyo saraakiisha ciidanka amisom ee ku sugan degmada iyo kuwa xooga dalka.

ujeedka socdaalka taliyaha ayaa ah sidii loo sii xoojin lahaa howlgalka amisom ee degmada buulo burte iyo in ciidamo isugu jiro amisom iyo kuwa xooga ladajiyo garoonka diyaaradaha degmada buulo burte oo dhawanahaan al shabaab qaraxyo habeenkii ku aasaan kaasoo qal qal giliyay amaanka degmada iyo kan garoonka

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Maaliyada” Bankiga Adduunka Iyo IMF Waxay Ku Qanceen Qaabka Maamulka Maaliyadda”

April, 20, 2018
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: C/raxaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta ...

{DAAWO SAWIRADA} Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

April, 20, 2018
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee ...