{DHAGEEYSO} Dad Lasoo Qabtay Amaan-Darada afgooye Kadib Howlgal Laga Sameeyey Magaladaasi.

0
8

Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ragii shalay degmada afgooye ku dilay Macalin Abuukar Qaasim ay u baxsadeen qeyb ka mid ah degmada Afgooye.

Taliyaha Saldhigga Booliiska Afgooye Cabduqaadir Cismaan Mursal Nuunoow ayaa sheegay in Shabaabka mararka qaar dilalka ka fuliya Afgooye ay u baxsadaan dhanka Xaafada Galawar

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here