{DHAGEEYSO} Maamulka Galmudug Oo Amar Dul-Dhigay Gaadiidka Ka Shaqeeya Deegaanada Maamulkaas

0
7

Taliyaha qeybta ilaalinta Wadooyinka dowlad Goboleedka Galmudug Daahir Caseyr oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in deegaanada Galmudug laga mamnuucay gawaarida aan laheyn sharciga gaadiidka ee xiligaanka  Shaqeeya deegaanada Galmudug

Taliyaha ayaa waxa uu tilmaamay in gaadiid aan laheyn sharciga gaadiidk uusan ka dhex Shaqeyn Karin deeganada galmudug laga bilaabo Maalinta Berito ah oo Isniin ah kuna beegan 15/1/2018.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here