Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Iyo Wafdigeeda Oo Xabsi Guri La Dhigay

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments

Sida ay Hiiraanweyn u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Dhuusa-mareeb, Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Yarey iyo illaa 10 shaqaale ah ayaa ku jira xabsi guri magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Galgaduud.

 

Guddiga oo ujeedkiisa ahaa wacyi-gelin la xirirta doorashada ayaa ku sugan magaalooyin ay ka mid yihin Cadaado, Cabdud-waaq, Guri-ceel iyo meelo kale, waxaana la sheegayaa in Xalimo Yarey iyo saraakiil kale loo diiday in ay dib ugu noqdaan Guri-ceel si ay u aadaan Galkacyo kadibna Garoowe.

 

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka waxa sanadki hore shaqadan u diray baarlamaanka Soomaaliya.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Amaro La Dul-dhigay Shaqaallaha Ajaanibta ah Ee Ka shaqeeya M/Muqdisho

January, 21, 2018
Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ...

Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

January, 21, 2018
Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota