Tuesday, February 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Madaxweynaha Soomaliya Oo Goordhow Gaaray Dhuusa Mareeb

Published on January 16, 2018 by   ·   No Comments

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunat Gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Madaxweynaah Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaha Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaana ku soo dhaweeyey magaalada Dhuuso mareeb Sheekh Axmed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo ku sugnaa Magaalada Dhuusa Mareeb.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Toogasho haween lagu laayey oo ka dhacday kaniisad ku taalla gobolka Dagestan

February, 19, 2018
Ugu yaraan Shan haween ah ayaa lagu diley weerar ka dhacey kaniisad ku taalla gobolka Dagestan ee dalka ...

Dowlada Sudan oo xabsiga ka sii deysay dad loo xirey arrimo siyaasadeed

February, 19, 2018
Xukuumada Sudan ayaa xabsiga ka sii deysay inkabadan 80 ruux oo ahaa maxaabiis dhinaca siyaasada loo xirey kadib ...