Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

Qarax Khasaaro Geeystay Oo ka dhacay Qansaxdheere Ee Gobolka Baay

Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay Barkontarool oo ay leeyihiin ciidamada maamulka koonfur Galbeed, waxaana dhashay khasaare kala duwan.

Qaraxa ayaa ahaa Miinada dhulka lagu Aaso, waxaana Mas’uuliyadda Qaraxaasi sheegtay Al-Shabaab

Baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in Qaraxaasi uu ahaa Mid xooggan, islamarkaana markii dhacay hawadda laga saaray isgaarsiinta degmada Qansaxdheere.

Degmada Qansaxdheere ayaa waxaa ku sugan ciidamada maamulka Koonfur Galbeed, waxaana xusid mudan in degmadaasi ay go’doomiyeen Al-Shabaab.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

January, 21, 2018
Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

Maxaa sababay Xilka Qaadista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir?

January, 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir u magacaabay Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Injineer Yariisow), kaas ...