Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday iney Liverpool kala soo wareegeen Philippe Coutinho

Published on January 7, 2018 by   ·   No Comments

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday iney dhigeeda Liverpool kala heshiisay xidiga reer Brazil Philippe Coutinho.

Blaugrana waxey xaqiijisay inuu xidigan saxiixi doono inta ka dhiman xilli ciyaareedkaan iyo shan sano oo dheeri ah, waxaana heshiiskiisa lagu jabin doonaa aduun dhan 400 Malyan oo Euro.

Barcelona waxey website-keeda ku xaqiijisay in jadwalka soo bandhigistiisa waqti dhaw lasoo daabici doono isla markaana jamaahiirta ay la wadaagi doonaan.

Philippe Coutinho wuxuu 12-kii June 1992 ku dhashay Rio de Janeiro, waa mid ka mid xirfadlayaasha ugu dabiicisan ee u dhashay wadanka Brazil, wuxuuna doonayaa inuu noloshiisa ku hormariyo kooxda Blaugrana.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Amaro La Dul-dhigay Shaqaallaha Ajaanibta ah Ee Ka shaqeeya M/Muqdisho

January, 21, 2018
Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay shaqaalaha ajaanibta ee ka howlgala Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla ...

Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

January, 21, 2018
Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota