Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo Laga Sugayo Gaalkacyo Maanta

Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Gaalkacyo ay gaaraan Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay degaanka Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Magaalada Gaalkacyo waxaa kaga bilaaban doonta booqasho  uu ku maraayo degmooyin ka tirsan maamulka Galmudug.

Farmaajo iyo Wafdigiisa ayaa hadda ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

adaxweynaha ayaa lagu waddaa Safar dhanka dhulka ah in uu ku yimaado Magaalada Gaalkacyo, waxaana uu la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

January, 21, 2018
Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

Maxaa sababay Xilka Qaadista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir?

January, 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir u magacaabay Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Injineer Yariisow), kaas ...