Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

WAR DEG DEG Ah :-Qarax lala eegtay Ciidamo ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo Ka Dhacay Muqdisho.

Published on January 14, 2018 by   ·   No Comments

wararka inaga soo gaaraya nawaaxiga Haanta Dheer ee Degmada Dayniile, qarax miino ayaa goor dhaw waxaa lala eegtay gaari ciidan ay la socdeen.

Qaraxan ayaa wuxuu qabsaday gaari Cabdi bile ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Militariga Somaliya, waxaana ka dhashay khasaare dhaawacyo ah oo soo gaaray ciidamada.

Inta la xaqiijiyay saddex askari oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, lama soo sheegin wax dhimasho ah oo qaraxa ka dhashay.

Wararka waxa ay sheegayaan miinada oo ku aasneyd laamiga dhinaceeda in gaarigaan oo xawaare dheereeya ku socda lala eegtay Jugta qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay dhanka Koonfureed ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamadii qaraxa ku dhaawacmay ayaa loo qaaday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibaayo.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

January, 21, 2018
Deg Deg Gudoomiye Thaabin Oo Iskumagacaabay Xilka Gudomiyaha Gobolka 2sano Ee Soosocota

Maxaa sababay Xilka Qaadista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir?

January, 21, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xilka gudoomiyaha gobolka Banaadir u magacaabay Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Injineer Yariisow), kaas ...