Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

WAR DEG DEG Ah:.Shil Gaari Oo Ay Ku dhinteen Askar Ciidamada Dowlada Oo ka dhacay Duleedka Baladweyne.

Published on January 13, 2018 by   ·   No Comments

1 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa dhintay 3 kale wey ku dhawacantay Kadib Shil Gaari oo ka dhacay inta u dhaxeeyso Deegaanada kala ah kala Beer-iyo Ceel Gaal oo ka wada Tirsan Gobolka Hiiraan .

Gaariga shilka Galay ayaa waxaa uu kamid ahaa Tiro Gawaari ah oo kasoo Baxay Deegaanka Kala-Beer oo Saldhig u aheed Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Dhowrkii Maal-mood ee laso dhaafay.

Ciidamada Dhawaca ah ayaa la keenay Goordhow Magaalada Baladweyne Gaar ahaan Xarunta Ciidamada AMISOM ay ku leeyahiin Duleedka Magaalada Baladweyne Halkaasi oo lagu dabeebayo Xaaladooda Caafimaad.

Radio Hiiraanweyn Xarunta Magaalada  Baladweyne Xariir ay la sameeysay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Dowlada waxa ay sheegen in dib warbaahinta ugu warame doonan xaalada dadkii ku dhawacmay Shilka.

Filo Faahi faahin dheerad ah

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Maaliyada” Bankiga Adduunka Iyo IMF Waxay Ku Qanceen Qaabka Maamulka Maaliyadda”

April, 20, 2018
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: C/raxaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta ...

{DAAWO SAWIRADA} Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

April, 20, 2018
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee ...