{AKHRISO} Madaxweynaha Soomaaliland Oo Magacaabay Xilal Cusub

0
232

Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-43/022018, uu ku magacaabay sagaal masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-

Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay:

Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:

Tir Magaca Xilka

 

  1. Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka

 

  1. Mustafe Faarax Cali Aadan Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Waddooyinka
  2. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada
  3. Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis (Khadra Xaaji Gaydh) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Dhawrista Tayada
  4. Maxamed Cali Bille Guuleed Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada
  5. Axmed Xasan Cigaal Sahal Safiirka Somaliland u Fadhiya Itoobiya
  6. Maxamed Warsame Ducaale Ergayga Gaarka ah ee u Qaabilsan Somaliland Qaramada Midoobay
  7. Maxamed Cabdikariin Cumar Ismaaciil (Maarshaal) Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Itoobiya
  8. Ayaanle Salaad Diiriye Safiir Ku-xigeenka Somaliland u Fadhiya Dalka Kiiniya

Magacaabista Gudoomiyaayaasha Maxkamadaha Ciidamada

 

Tir Magaca Xilka

  1. Gaashaanle Sare, Saleebaan Muuse Xasan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland.
  2. Gaashaanle Sare, Siciid Xasan Maxamed Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland
  3. Gaashaanle Dhexe, Ibraahin Maxamuud Guuleed Guddoomiyaha Maxkamadda D1aad ee Aaga Bari
  4. Gaashaanle, Cabdillaahi Xasan Carraale Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland
  5. Gaashaanle, Yaasiin X. Cali Maxamuud Garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidammada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Somaliland
  6. Gaashaanle Dhexe, Fu’aad Raage Maxamed Xirsi Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka
  7. Gaashaanle, Khadar Cali Maxamuud Xeer-ilaaliye Ku-xigeenka 1aad ee Ciidammada Qaranka