Antonio Conte Oo Ka Codsaday Roman Abramovich Inuu Siiyo kalsooni Kama Dambeys Ah

0
14

Conte ayaa codsaday in Roman Abramovich uu kalsooni ka muujiyo xaalda Chelsea, laakiin waxaa laga yaabaa in la ceyriyo xilli ciyaareedkan.

Conte ayaa dalbatay in codka kalsoonida uu siiyo Roman Abramovich, si uu ugu muujiyo milkiilaha Chelsea awooda kooxdiisa leedahay.

Tababaraha Talyaaniga ayaa sidoo kale balanqaaday inuu qandaraas cusub saxiixi doono haddii Chelsea ay usoo bandhigto.

Waa riyadeyda inaan sii joogo halkaan haddii Blues heshiis cusub miiska I saarto ayuu yiri tababaraha Chelsea.

Conte ayaa mustaqbalkiisa Stamford Bridge la hubin kadib markii kooxdiisa laga soo reebay Carabao Cup islamarkaana ay fadhiisteen kaalinta afaraad ee kala sareynta.

Habeenkii Arbacada 3-0 waxaa kaga badiyay Bournemouth, taasoo xaalada kusii adkeysay macalinka reer Italy.

Laakiin Conte oo 48 jir ah ayaa ka dalbaday taageere inuu siiyo milkiilaha Chelsea Abramovich.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here