Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Dagmada Bullo burte Oo Kormeeray Isbitaalka Cusub Oo laga Furay Dagmadaas,

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Dagmada Bullo burte Ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir guure Karoore ayaa kormeeray  Isbitaalka Cusub oo laga Furay Dagmada bullo burte,

 

Kormeerka Gudoomiyaha Dagmda Bullo burte  ayaa ahaa mid lagu dhiri gilinaayo  dhaqaatiirta furatay xaruntan caafimaad oo ay dadka baahi weyn u qabeen,

 

 

Bullo burte kama jirin isbitaal lagu daaweyo dadka xanuusanaayo ama u baahan qaliimo noocyada kala duwan sida haweenka  foosha ku adkaato,

 

 

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Sida loogu so dhaweyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...