Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO MUQAALKA} Wasarada Xanaanada Xoolaha Hirshabelle oo shegtay In Ay Maxjar ka dhisi doonaan Magalada Baladweyne,

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Wasarada Xanaanada Xoolaha Hirshabelle oo shegtay In Ay Maxjar ka dhisi doonaan Suuqyada Xoolaha Magalada Baladweyneee Gobolka Hiiraan ,

 

 

 

Xuseen Cismaan Cilmi Wasiirka Wasaradaha Xanaanada Xoolaha hirshabelle oo kormeer ku tagay Suuqyada Lagu iibiyo Xoolaha ee Magalada Baladweyne ayaa Balan qaad u sameyay Xoola dhaqatada  iyo Ganacsatada Baladweyne,

 

 

Maamulka Hirshabelle ayaa dhaqaalo badan ka qaado Xoladhaqatada Iyo Ganacsatada xoolaha ee Magalada Baladweyne,waxana uu dayac badan ka muqdaa suuqyada Xoolaha Lagu iibiyo Ee Magalada Baladweyne,

           HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Sida loogu so dhaweyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...