DAAWO: R/Wasaare Kheyre Oo ka Farxiyey Dhalinyaradii Liibiye Laga Soo Celiyey & Arin Halis ah ay Kaga Shekeyen

0
346

Raiisul wasaaraha xukuumada soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyara dhawaan dowlada soomaaliya ay kasoo celisay Dalka Liibiye oo afduub ahaan loogu haystay siyaaba kala duwan Dalkaasi.

R/wasaaraha ayaa dhalinyarada ka xog warestay xaaladii adkeud eek u jiren waqtigii lagu hastay Dalka Liibiye iyo maanta waxa ay daremayaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: