{DAAWO SAWIRADA} 1,500 Qof oo laga siidaayay Xabsiga Jig Jiga

0
291

Maxaabiistaan ayaa saaka ooda laga qaada, xilli wada hadal qaatay dhawr cisho ONLF iyo masuuliyinta dowlada deegaanka Itoobiya uu ku dhexmaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dadkaan faraha badan ayaa laga sii daayay Xabsiga Jeel Og aadeeniya ee Magaalada Jigjiga ee Xarunta ay ku shaqeyso dowlad deegaanka Somalida dalka Itoobiya.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan dad aad u badan saaka inay buux dhafiyeen xarunta Xabsiga,kuwaasi oo ka raadinaya eheladooda oo xabsiga laga sii daayay.

Dowladda Itoobiya ayaa horay xabsiga uga sii daysay kumanaan ka mid ah mucaaradka Qowmiyadda oromada oo muddo ku xirnaa dalkaasi.