Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Ardey 17 Qof ku dilay Dugsi ku yaalla Mareykanka

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

Ugu yaraan 17 Qof ayaa dhimatay halka dad ka badan 50 kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii Ardey hore uu weeraray Iskuulkii uu wax ka baran jiray.

Ardeyga weerarka qaaday oo lagu magacaabo Nikolas Cruz,ayaa weeraray Iskuulkiisii hore kaddib markii horay looga ceyriyay isaga oo lagu eedeeyay anshax xumo.

Inta badan Dadka dhintay waa Ardeydii dhiganeysay Iskuulkaas,waxaana muuqaal laga duubay goobta la arkayaa ardey ku dhuumanaya kuraasta hoostooda,iyaga oo ka gambanaya rasaasta uu ardeygaas furayay.

Ciidanka amaanka ayaa xiray Nikolas Cruz, oo 19 jir ah,waxaana hadda uu ku jiraa gacanta Ciidanka Amaanka Mareykanka.

Inta uu weerarka socday Ardey badan oo kuraasta hoostooda ku dhuumanayay ayaa farriin u dirayay waaliddiintooda iyo hay’adaha amaanka iyaga oo farriimo ay la dhuumanayeen dirayay.

8

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...