Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada dowladda oo sheegay in ay qabteen gaadiid lagu diyaarinayay walxaha qarxa

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ee maalmihii ugu danbeeyayba howlgalada ka wada gobolka Shabeellaha hoose ayaa shegay in ay ku qabteen deegaan ka tirsan gobolka gadiid la doonayay in lagu diyaarinayo walxaha Qarxa.

Deegaanada ay ciidamada howlgalada ka sameeyeen ayaa waxaa ka mid ahaa Aw-dhegle, Mubarak iyo Dar Salam.

Gaar ahaan howlgalkan ayaa intiisa badan laga fuliyay deegaanka Aw-dhegle ee gobolka shabellaha hoose halkaasi oo ay ciidamadu ku qabteen gaadiidka qaraxyada lagu diyaarinayay.

Sidoo kale Saraakiisha waxa ay sheegeen in Tirada gadiidka laga gubay Al-shabaab ay gaareyso 4 gadiid iyo hubka culus

Ciidamada xoogga dalka Soomaliya ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Al-shabaab kaasi oo gacanta ku haayay gaadiidka qaraxyada lagu diyarinayay.

Laakiin Al-shabaab ayaa dhinacooda sheegtay in dhamaan deegaannadii ay tageen ciidamada dowladda mar kale dib ula wareegeen.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...