Tuesday, February 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Garoonka Diyaaradaha London oo xiran kaddib Bamb lagu arkay

Published on February 12, 2018 by   ·   No Comments

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Maagalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in shaqada Garoonka la joojiyay kaddib markii qeyb ka mid ah Garoonkaas lagu arkay mid ka mid ah Bambaanooyinkii dagaalkii 2aad ee Dunida kaas oo aan wali qarxin.

 

 

Ka hor inta aysan shaqada gelin shaqaalaha Garoonka Axaddii shalay ayaa kooxda nadaafadda iyo dejinta qorshe howleedka maalinkaas waxaa ay heleen Bamb weyn oo yaalla George V Dock,waxaana ay wargeliyeen saraakiisha amaanka.

 

Maamulka Garoonka London City ayaa sheegay in degaan dhan 214M laga mamnuucay in ay dadka u dhawaadayaan iyada oo guud ahaan shaqada Garoonka la joojiy.

 

Mamaulka ayaa sheegay in shaqaalaha iyo sharikadaha diyaaradaha ee ka baxa Garoonkaas dib laga wareglinayo marka lagu guuleysto in Bamkaas meesha laga saaro.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Toogasho haween lagu laayey oo ka dhacday kaniisad ku taalla gobolka Dagestan

February, 19, 2018
Ugu yaraan Shan haween ah ayaa lagu diley weerar ka dhacey kaniisad ku taalla gobolka Dagestan ee dalka ...

Dowlada Sudan oo xabsiga ka sii deysay dad loo xirey arrimo siyaasadeed

February, 19, 2018
Xukuumada Sudan ayaa xabsiga ka sii deysay inkabadan 80 ruux oo ahaa maxaabiis dhinaca siyaasada loo xirey kadib ...