Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Kulan Looga Hadlayey Hor-Marinta waxbarashada Gobolka Hiiraan Oo Baladweyne Lagu Qabtay

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Kulankan oo ahaa mid looga hadlayey caqabadaha Hasta Waxbarashada Gobolka Hiiraan isla markaana uu soo qaban qaabiyey wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada Hirshabeelle ayaa manta Lagu qabtay Magaalada Baladweyne.

Qaar kamid ah dadkii ka qeeyb galay kulanka ayaa soo jeediyey dhibaatada Haysata waxbarashada Gobolka iganooga u mahad ciliyey wasaarada waxbarashada Hirshabeelle oo sanadkan deeqo waxbarasho oo dibada ah u dhameeysay arday ka baxday dugsiyada sare ee Baladweyne  Sidoo Kale Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle ayey ka dalbadeen in la hormariyo bahda waxbarashada Gobolka

Wasiir Ku Xigeenka waxbarashada iyo dhalinyarada iyo Ciyaaraha  Hirshabeelle Muumin Tuure cabdullaahi  ayaa sheegey in wasaarada waxbarasha Hirshabeelle ay Xooga saari doonto side ay u xali laheeyd cabashada ay soo gudbiyeen bahdii aqoon-yaanada isla markaana ay isoo hor mari laheeyd waxbarashada deegaanada Hirshabeelle

waa Markii ugu horeeysay ee kulan u dhaxeeyo Bahda waxbarashada Gobolka Hiiraan iyo Wasaarada Waxbashada Hirshabeelletan iyo markii dhawaan la ansaxiyey Golaha wasiirada Hirshabeelle

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...