{DAAWO SAWIRADA} Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyo wafdi uu hoggaminayo Oo garay Qadar

0
287

S/guud Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa Shir kaga qeyb galaya dalka Qadar.

 

Waxaa markii uu gaaray Magaalada  Dooxa kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Qatar .

 

“Aniga iyo Wafdi aan hoggaaminayo Waxaan soo gaarnay Magaaladda Doha ee Dalka Qatar oo aan kaga qeyb gali doonno Shirweyne nalagu Casuumay,Waxaan u mahad celinayaa Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaan oo kaalin weyn ka qaatay soo dhoweynta naloo sameeyey” ayuu yiri S/guud Bashiir Goobe.

Taliye Bashiir Goobe ayaa dhawaan loo Magacaabay xilkaasi, waxaana lagu waddaa in uu waxbadan kusoo kordhiyo xaaladda xabsiyadda dalka.