{DAAWO SAWIRADA} Wasiir kuxigeenka Dhalinyarada cayaaraha Iyo Waxbarshada Oo La Kulmay Bahda Sportiga Gobolka hiiraan  

0
358

Wasiir kuxigeenka wasarada Dhalinyarada cayaaraha Iyo Waxbarshada  Maamulka hirshabelle oo mal mahaan ku sugnaa magalada Baladweyne ee Gobolka hiiraan ayaa kulamo kala duwan waxa uu la qaatay Bahweynta Cayaaraha Gobolka iyo Kan dagmada Baladweyne,

 

Muumin Tuure cabdulaahi wasiir kuxigeenka Wasarada dhalinyarada  Cayaaraha iyo waxbarashada  bahda cayaaraha kala hadlay sidii lo hormarilahaa dhalinyarada islamarkana ay si buuxda ula shaqeyn la haayeen wasaradooda,

 

 

Wasiirka oo hadalkiisa siiwata ayaa yiri:-waxaan aan la kulmay  ruugcadaayaashii hore ee Isbortiga Gobolka Hiraan ee aan kula kulamay xarunta gobolka Hiran ee dowlad-goboledka Hirshabee .Waxan kawada hadalnay waxyaaba keenay dib udhaca Isbortiga ee gobolka iyo sidii looga faadeysan lahaa qibradooda isborti iyadoo aay muuhiim tahay in loo midoobo sidii loo hormarinlahaa isboortiga gobolka siwadajir ahne loowada raadin lahaa xaqa isboort ee kamaqn siwada jir ah,

 

 

Qaar kamid ah Bahda cayaaraha Gobolka ayaa talo ka jeediyay kulankii dhaxmaray wasiirka iyo Bahda sportska Gobolka ayaa shegay xiiriirka Kubada cagta soomaaliya uusan wax xaq ah so gaarsiin Gobolka hiiraan,

 

 

Wasiir ku xigeenka Wasarada dhalinyarada Cayaaraha iyo waxbarashada ayaa tan iyo markii u baladweyne so gaaray waxaa u kulamo la qaadanayay qeybaha bulshada  Gobolka hiiraan sida Bahda waxbarashada  Dhalinyarada iyo bahda Cayaaraha, ku waas oo dhamaantood hoosyimaado wasarada u ka socdo Wasiir ku xigeenka Muumin tuure Cabdulahi,

Cabdishakuur Cabduqaadir Cali Wariyaha Dhinaca Cayaaraha Hiiraanweyn,