{DHAGEEYSO} Dowlada Soomliya Oo Ka Hadashay Qaabka Loo Wajahayo Wada Hadalada Soomaliya iyo Soomalilland

0
246

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay Wadadahadalada la filayo inay u bilowdan Maamulka Somaliland iyo Xukumadda Somaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay dib inay u bilowdan waddahadalada Somaaliland iyo Dowladda Federaalka Somaaliya,isago sheegay in uu kashaqaynayo midnimadda Somaaliya.

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODKA