{DHAGEYSO} Dowlada Soomaliya Oo War kasoo Saartay luuqada ay ku shaqeeyn doonan Xafiisyada Dowlada

0
238

Munaabasad lagu xusayey Maalinta Afka Hooyo ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho Ra’isul wasaaraha Soomaliya oo ka qeeyb galay munaasabdaasi ayaa sheegey in xafiisyada dowlada Soomaliya looga shaqeeyn doono Afko Soomliga .

Shacabka ayuu ka Dalbay in masuuliyiinta ay warqadahooda kusoo qoraan Afka Hooyo ama Soomaliga

Halkan Hoose Ka Dhageeyso