Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

Dhageyso :-Guddiga Olombikada Gobolka Hiiraan Oo gudoomiye KMG Ah Doortay

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

kadib marii uu dhawaan is casilay gudoomiyihii ciyaaraha gobolka hiiraan cabdi kariin xasan cabdulle ayaa xubnaha gudiga ciyaaraha gobolka kulan ay isugu yimaadeen waxa ay si ku meel gaar ah gudoomiye ugu doorteen saadaq cumar carte kaas oo sii hayn doono xilka gudoomiye ee gudiga olombikada gobolka.

gudoomiyaha gudiga ee degmada baladweyne axmed xasan sugoow ayaa go,aanka gudiga ka waramay

HALKAAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODKA

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Sida loogu so dhaweyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...