Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Baarlamaanka Kenya Oo Ka Hadlay Wareejintii Qalbi-Dhagax

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Gudoomiye ku xigeenki hore Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macalin ayaa marka hore sheegay in madaxda Ururka ONLF uu kala hadlay joojinta dagaalada ay wadaan si ay uga waantoobaan waxyaabaha ay ku hayaan Xabashida.

 

Waxa uu sheegay in Madaxdaas ay jawaab uga dhigeen in Soomaalida meelkasto oo ay joogaan ay ku tartamayaan dhiibidooda isla markaana waligeed lagu wareejin jiray Itoobiya.

 

Waxa uu sheegay in ay ku doodayaan in horay Maamulka Hargeysa ay u bixiyeen Dowladda Hadda jirta ee Federaalka ahna ay Dowladda Itoobiya ku wareejiyeen Cabdi Kariin Muuse Qali-Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhada ONLF.

Faarax Macalin Gudoomiye ku xigeenki hore Baarlamaanka Dalka Kenya ayaa sheegay in Qalbi-Dhagax markii uu joogay Soomaliya la dhibaateyn jiray balse haatan la keenay dalkiisa isla markaana uu ku jiro nolol raaxo leh sida uu hadalka u dhigay.

 

Wareejintii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax ayaa xiisad ka abuuray dalka,waxaana mudo ka badan laba Bilood ay noqotay mid laga hadal haayo Guud ahaan Soomaaliya iyo Caalamka intaba.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...