Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Heshiiskii Kalluumeysiga Oo Ay Dhawaan Kala Saxiixdeen Dowlada iyo Maamul Goboledyada Oo Sharci Daro Lagu Tilmaamay,

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Dowladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, ayaa sabtidii heshiis ku meel gaar ah ka gaaray, qebsiga dakhliga kasoo xarooda bixinta rukhsadaha kalluumeysiga. Khubarada dhinaca badda ayaa sheegaya in heshiiskaasi ay ku jiraan dal-daloollo isla markaana uu ka hor imanayo xeerka kalluumeysiga Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare).

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Sida loogu so dhaweyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...