{DHAGEYSO} Taliska Ciidanka Gobolka Hiiraan “Shabaab Waxaan Ka Furanay Hub Sadax Gaari Oo Kuwa Dagaalkana Waan Ka Gubnay”

0
261

Gaashaanle maxamad jimcaale xallane Goosaar  ayaa idaacada Hiiraanweyn uga waramay dagaalkii xalay ay kula wareegeen deegaanka moqokari ee gobolka hiiraan oo horay al shabaab ay u maamulayeen,

 

Waxa uu sheegay in al shabaab ay qasaaro gaarsiiyeen oo ay hub ka furteen gaadiidna ka gubeen waxa uu sheegay in ay ku sugan yihiin duleedka moqokori ay qorsheynayayaan in ay dib ugu laabtaan deegaanka iyo deegaanada ku hareereysan ee shabaabka kaga sugan yihiin Gobolka hiiraan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEEYSO