Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Xukumada Soomaliya Oo Baaq u Dirtay Haay’addaha samafalka

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibroow ayaa baaq u diray Haay’addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka in ay gacan ka geystaan dhibaatooyinka ka dhashay Biyo la,aanta ee ka jira Dalka.

Mudane Saalim Caliyow Ibroow Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in deegaano ka tirsan Dalka ay ka jirto Biyo la,aan saamayn ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa tilmaamay  in ay lagama maarmaan tahay in haay’addaha samafalku gacan weyn ka geystaan Caawinta iyo samatra bixinta bulshada ku nool deeganada ay ka jirto Biyo la,aanta.

Hadalkaan ka soo baxay Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan baaqa ayaa kusoo beegmada xili uu guray Webigga Shabeele ee mara Gobolada Shabeelooyinka.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...