Dowlada Federalka oo sheegtay in ay la wareegtay qalabkii Idaacadda Al-shabab ee degaanka Mubaarak

0
238

Dowladda Somaliya ayaa sheegtay inay la soo wareegtay qalabkii Idaacada Andalus ee Al Shabaab ugu tiilay deegaanka Mubaarak ee Gobolka Shabellaha hoose.

Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa sheegay ciidamada Xoogga dalka Somaliya inay u suuragashay soo furashada qalabkii Idaacada Andalus ee deegaanka Mubaarak.

Waxa uu sheegay inuu ka mahadcelinaayo tallaabada Ciidamada Xoogga dalka Somaliya ay ku soo furteen qalabkii Idaacadaasi ay ku shaqeynaysay.