Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

Maamul Goboleedyadda Dalka oo la siinaayo dhaqaale lagu shaqaaleysiiyo dhalinyarada

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Iyadoo laga duulaayo hadafka ah shaqaaleysiinta dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa Xukuumadda waxa ay sheegtay maamul Goboledyada dalka in laga rabo soo dalbashada dhaqaale ku aadan shaqo abuur loogu sameyo Dhalinyarada ku nool Gobolada dalka iyo Gobolka Banaadir.

 

Qorshuhu waxa uu yahay in Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay soo Codsadaan Lacag lagu horumarinayo Goboladda iyadoo ay Caddahay shaqada lagu qabanayo.

 

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Craxmaan Ducaalle Bayle oo Codka Xukuumadda ku hadlayey ayaa sheegay in qorshahaan la rabo in uu u dhaco qaab daah furan.

Wasiir Bayle ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay dhaqaalaha u kordhin doonto Maamulkii si hufan ugu shaqeeya dhaqaalaha Hormarinta iyo Shaqa abuurka loogu talagalay.

 

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr sheegtay in qaadayso tallaaba kasta oo shaqa abuur dhalinyarada Soomaaliyeed loogu sameyn karo iyagoo jooga deeganadooda,

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...