Tuesday, February 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Madaxweynihii hore ee dalka Liberia oo ku guuleysatay abaalgudka $5 Milyan oo hoggaaminta wanaagsan

Published on February 12, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynihii hore ee dalka Liberia Ellen Johnson Sirleaf ayaa ku guuleysatay abaalgudka la siiyo madaxweynayaasha Afrika ee sida sharafta leh uga daga xilka.

Ellen Johnson Sirleaf,waxaa ay ku guuleysatay $5Milyan oo doollar oo ah abaalgudka lagu magacaabo Maxamed Ibraahim ee Afrika.waxaana Ellen Johnson Sirleaf ay madaxweyne ka noqotay Leberia  Sanadkii 2006dii xilligaas oo uu dalkaas ka socday dagaal sokeeye.

Wixii ka dambeeyay xilligaas Leberia waxaa ay qabatay tubta nabadda waxaana horseed ka noqotay haweeneydan,iyada oo xilka si nabad ah uga digtay kuna wareejisay Madaxweynaha la doortay ee George Weah.

Madaxweynayaasha horay ugu guuleysatay abaalgudkan ee Afrika waxaa ka mid ah.

  • 2007: Madaxweynihii hore ee Mozambique , Joaquim Chissano
  • 2008:Madaxweynihii hore ee Botswana, Festus Mogae
  • 2009: qofna lama siin
  • 2010: qofna lama siin
  • 2011: Madaxweynihii hore ee Cape Verde, Pedro Verona Pires
  • 2012: qofna lama siin
  • 2013: qofna lama siin
  • 2014: Madaxweynihii hore ee Namibia,Hifikipunye Pohamba
  • 2015: qofna lama siin
  • 2016: qofna lama siin
  • 2017Madaxweynihii hore ee  Ellen Johnson Sirleaf,

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Toogasho haween lagu laayey oo ka dhacday kaniisad ku taalla gobolka Dagestan

February, 19, 2018
Ugu yaraan Shan haween ah ayaa lagu diley weerar ka dhacey kaniisad ku taalla gobolka Dagestan ee dalka ...

Dowlada Sudan oo xabsiga ka sii deysay dad loo xirey arrimo siyaasadeed

February, 19, 2018
Xukuumada Sudan ayaa xabsiga ka sii deysay inkabadan 80 ruux oo ahaa maxaabiis dhinaca siyaasada loo xirey kadib ...