Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

Milkiile Roman Abramovich Oo Dab Qabadsiiyay Ceyrinta Tababare Antonio Conte

Published on February 7, 2018 by   ·   No Comments

Milkiilaha kooxda Chelsea Roman Abramovich ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in la ceyrin doono tababare Antonio Conte.

Wargeyska The Sun ayaa sheegaya in Blues ay dooneyso inay kamid noqoto afarta kooxood ee ugu sareysa Premier League, taasna ay ku qasbeyso Abramovich inuusan qaadan go’aano deg deg ah.

Tababaraha kooxda Chelsea Conte ayaa sheegay inuu shaqo adag qabanayo waqtigaan, laakiin wuxuu ugu baaqay maamulka Blues in ay qaataan go’aan kale haddii aysan ku qanacsaneyn shaqada.

Tababarihii hore ee Barcelona Luis Enrique ayaa lala xiriirinayaa shaqada Conte, Laakiin Blues ayaa ku adkeysaneysa inaysan xiriir la laheyn macalinka Catalon.

Conte ayaa 18 bilood kaga haray qandaraaskiisa Chelsea, waxaana uu sheegay inuu doonayo sii joogista kooxda Blues.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin….

May, 26, 2018
Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin....

Akhriso:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeeray Wasiir Ka Tirsan Xukumadda

May, 26, 2018
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen,isla markaana ay dalbadeen in uu hortago Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ...