Thursday, February 22nd, 2018
Advertisements
Advertisements

Qaramada Midoobay oo sheegtay in dagaalkii ugu ba’naa uu ka socdo Suuriya

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dalka Suuriya imika uu ka socdo dagaalkii ugu xuma tan iyo intii uu dagaalka sokeeye billaabmay.

Magaalada Ghouta ayay dhibaatada bina’aadanimo ee ugu wayn ka jirtaaQaramada Midoobay ayaa sheegtay in dalka Suuriya imika uu ka socdo dagaalkii ugu xuma tan iyo intii uu dagaalka sokeeye billaabmay.

Isu duwaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Suuriya Ali al-Za’tari oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in boqollaal qof ay dhaawac iyo dhimasho uu ka soo gaaray dagaalka.

Mr al-Za’tari ayaa mar kale ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka oo la hakiyo ay fursad siinayso in goobaha la go’doomiyay gargaar la gaarsiiyo..

Waxaa sidoo kale dagaalka oo la joojiyo ay gacan ka gaysanaysaa in la soo daadgureeyo dadka u baahan daryeel cafimad oo degdeg ah .

Dagaaladan ugu dambeeyay ayaa waxay ka dhacayeen goobaha ay mucaaradka haystaan ee gobolka Idlib iyo degaanka Ghouta.

xigasho BBC

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Ra iisulwasare Ku xigeenka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

February, 22, 2018
caasimadda dalka Turkiga soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Jaush Ogolo. Wafdiga Ra’iisul ...

Dhimasho iyo dhawac ka Dhashay Shil ka dhacay Wadada xiriirisa Garowe iyo Laascaanood

February, 22, 2018
Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhintay shil gaari oo saaka ka dhacay inta u dhexaysa magaalooyinka ...