Thursday, May 24th, 2018
Advertisements
Advertisements

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la kulmay Ganacsatadii cabashada qabtay

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyl, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Mudane Maxamed Cabdi xayir Maareeye iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah Gacansatada Soomaaliyeed, waxayna ay kawada hadleen arrimo badan oo dhaqaallaha dalka ku saabsan.

 

Ra’iisul wasaaraha iyo Ganacsatada uu la kulmay ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimaha la xiriira bixinta Canshuuraha iyo qaabkii ay uga qeyb qaadan lahaayeen kor u kaca dhaqaallaha dalka.

 

 

“Aniga iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre waxaan la kulanay Ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana ka wada hadalnay bixinta Canshuuraha, Ganacsatada waxay mudan yihiin qadarin, waana muwaadiniin ka soo qeyb qaatay dib u dhiska dalka iyo horumarka la gaaray, wadashaqeyn ayaan dhammaan ku horumari karnaa” Ayuu yiri Wasiir Beyle.

Maalmahan waxaa jiray isqab qabsi u dhaxeeyay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Ganacsatada Soomaaliyeed, kaasi oo la xiriira in ganacsatada ay sheegeen in aysan sharci aheyn Canshuuraha laga qado

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Maxaa ka jiro in12 kamid ah ay Yihiin Xildhibaano 13; ka Wasiir Ee Xalay Uu Magacaabay Kheyre,

May, 24, 2018
Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay 1;3 Wasiir kuwaas oo isugu jira Wasiirro,wasiir ku xigeenno iyo ...

Madaxweynaha Soomaaliland Oo Ka Dhoofay Hargeysa Xilli Dagaal Uu Ka Socdo Tukaraq

May, 24, 2018
Madaxweynaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goordhow waxa uu ka duulay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magalada Hargeysa.   Muuse ...