Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

Tababare Jupp Heynckess oo kooxaha qaaradda yurub u sheegay halista Real Madrid ee tartanka Champions League.

Published on February 7, 2018 by   ·   No Comments

Tababaraha Bayern Munich Jupp Heynckes ayaa qatarta Real Madrid kaga digay kooxaha kale ee qaaradda yurub isagoo sheegay in Madrid ay leedahay awood ay ku muquunin karto Paris Saint Germain.

Real Madrid xaalad xun ayey ku jirtaa maadaama ay 19-dhibcood kor u fiirineyso Barcelona kala horeynta horyaalka La Liga, sidoo kalana waxaa laga reebay tartanka Copa del Rey tiiyoo ay jirto iney ku aadeen PSG wareega 16-ka Champions League.ii 7-aad ee Champions League sidaas darteed wuxuu dareensan yahay sida ay u tahay koox koobka

Jupp wuxuu soo tababaray Madrid isagoo u qaaday koobkoodyurub khibrad weyn u leh.

“Waxaan ku guuleysanay Champions League 1998, waxaana ku dhameysanay kaalinta 4-aad ee La Liga” ayuu yiri Jupp Heynckess.

“Waxaan u leeyahay khibrad inaan marnaba la dhayalsan Real Madrid”

“Waxey heystaan koox wanaagsan”

“Haka saarin Champions League”

“Waxey leeyahiin khibrad ka badan Paris Saint Germain”

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin….

May, 26, 2018
Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin....

Akhriso:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeeray Wasiir Ka Tirsan Xukumadda

May, 26, 2018
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen,isla markaana ay dalbadeen in uu hortago Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ...