Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Dalka Canada

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Wiil Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada,wiilkan ayey meydkiisa ka heleen Booliska usaga oo gaari lagu dhexdilay.

Booliska ayaa magaca wiilkan ku sheegay Cigaal Daa’uud oo 30 jir ah,waxaana ay sheegeen in ay wadaan baaritaan la xiriira dilka wiilka Soomaaliga ah.

Boolisku waxaa ay sheegeen in Meydka wiilka oo inka badan 24 saac dhex yaallay Gaariga Parkinka ku jiray ee lagu dhexdilay iyada oo aan ilaa hadda la ogeyn cidda dishay.

Laanta Dambi Baarista ee Magaalada Ottawa ayaa sheegtay in baaritaan lagu hayo meydkan iyada oo sidoo kalena lagu daba jiro qolada dishay wiilka Soomaaliga ah.

Boolisku waxaa ay sheegeen in ilaa hadda aysan kala garan in wiilka rasaasta lagula dhuftay isla goobta iyo in inta meel kale lagu soo dilay kaddibna gaariga lagu geeiyay goobta laga helay ee Gaadiidka la dhigto.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Sida loogu so dhaweyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa

May, 26, 2018
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Goordhow waxa uu gaaray Magalada Adisa ...