{DAAW SAWIRADA} Madaxweynaha Jubbaland oo ku booriyay Dhalinyarada dadaallada ay waddaan

0
11

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhalinta Ubaxa Nabada Jubbaland kala qayb qaatay qurxinta iyo Calaamadaynta wadooyinka Magaalada Kismaayo.

 

Madaxweynaha ayaa dhalinyradan is xilqaamay ku booriyay dadaal kooda qaybta ka ah dib u dhiska wadanka iyo soo celinta bilicda Magaalada isagoo sheegay in ay qayb muhiim ah ka tahay isku tashiga dadweynaha.

 

 

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in maamulka Jubbaland uu si weyn uga qeyb qaadan doono sidii Magaalada Kismaayo loo horumarin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here