{DAAWO MUQAALKA} Sida Logu so dhaweyay Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Soomaaliland,

0
48

Madaxweynaha soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu so dhaweyay Magalada Abuu dubia ee isku taga imaaradka Carabta kadib casumaad u ka helay Madaxda imraadka ,

 

Safarka madaxweyne biixi ayaa waxaa u imanayaa xili Muran xoogan u  kajiro heshiiska DPworld iyo Soomaaliland iyo Itoopiya ,

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here