{DAAWO SAWIRADA} Kooxda Bayern Munich oo u duushay dalka Turkiga ka hor kulankeeda habeen dambe ee Champions League.

0
63

Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee dalka Jarmalka ayaa u duushay dalka Turkiga, ka hor kulankeeda habeen dambe ee Champions League.

Bayern Munich ayaa habeen dambe dalka Turkiga kula ciyaari doonta naadiga Besiktas lugta labaad ee wareegga 16-ka Koobka horyaalladda Yurub ee Champions League.

Naadiga reer Jarmal ayaa hal rug la sii gashay wareegga siddeed dhammaadka Champions League maadaama ay lugtii hore ku soo badisay 5-0.

Halkaan hoose ka daawo Sawirrada xiddigaha Bayern Munich oo iyagoo si heer sare ah u labisay u duulay dalka Turkiga:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here