{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Iyo AMISOM Oo Isku Raacay in la Furo Wadooyinka U Xiran Al.shabaab

0
23

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle iyo Hogaanka Amisom ayaa ka wada hadlay sidii loo furi lahaa wadada Xiriirisa Muqdisho, BalCad, Jowhar ilaa Buulle Barde, waxaana warkan uu Yimid kadib weerar Alshabaab ayku qaadeen Balcad oo Amisom Saraakiil looga dilay sida Alshabaab ay sheegteen.

Madaxweynaha ayaa sheegey in ay xiran yahiin isku socodkii dhamaan wadooyinkaasi loona baahan yahay in AMISOM ay kaalinteeda ay ka qaadato sidee loo fure lahaa wadooyinkaasi.

Madaxda AMISOM iyo madaxweynaha Hirshabeelle ayaa isku Raacay in si deg deg ah loo furo wadooyinka ay xireen Al.shabaab Deegaanada Maamulka Hirshabeelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here