{DAAWO SAWIRADA} Wafdi Uu Hogaaminayey Wasiirka Dastuurka Soomliya Oo Gaaray Baydhabo

0
33

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa gaaray wefdi uu hogaaminayay Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Wafdiga ayaa waxa siweyn Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ugu soo dhaweeyay Masuliyiin ka tirsan Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo ugu horeeyo Wasiirka dastuurka Koonfur Galbeed Cabdullahi Sheekh Xasan,Wasiirka Amniga iyo amsuuliyiin kale.

Wafdiga ayaa waxaa intaasi akdib loo gudbiyay Xarunta  Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya waxana xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ku qaabiley Kusimaha Madaxweynaha Koonfur galbeed ahna wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed (eeley)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here