{DHAGEEYSO} Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Xiisad kasoo Cusboonaatay Xadka Hiiraan Iyo Galgaduud

0
54

Ugu Yaraan 3 ruux ayaa ku dhimatay Dagaal u dhaxeeyo Laba Beellood oo wada dagan Deegaano hoos tago Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeya maleeshiyo kasoo kala jeedo Hiiraan iyo Galgaduud Sida ay sheegen Maamulka Gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan ayaa sheegay in ay gudi u saareen Xiisadaasi waxaana yuu baaq u diray Labada maleeshiyo beelled in ay joojiyaan Xiisada dagaalka wax walbane ay ku dhameeyaan Miiska wada hadalka .

Cumada iyo waxgaradka ayuu Gudoomiyaha ugu baaqay in ay ka qeeyb qaatan Sidee loo joojin lahaa dagaalada kusoo laab laabto inta u dhaxeeyso Degmooyinka

HALKAN CODKA KA DHAGEEYSO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here