{DHAGEEYSO} Maxkamada Gobolka Nugaal Oo Maalintii Shanaad Aan Shaqeyn iyo Sababta

0
36

Wararka naga soo gaaraya gobolka Nuagal ayaa waxa ay sheegayaan in Maalintii Shaanad ay xiran tahay Maxkamada Darajada koowaad ee gobolkaas taasi oo ay dhibaato ku qabaan Shacabka.
In kastoo weli Maamulka gobolka Nugaal Puntland asyan weli shaacin sababta loo xiray

Maxkamada iyo wax ay ka yeelayaan ayaa hadana warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in sababo la xiriira Shaqaalaha Maxkamada oo ka cabanaya mushaar la’aan.

Qaar kamid ah shacabka Gobolka Nugaal oo manta Warabahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegen in lagu wargaliyey in Mushaar la,aan ay ka cabanayaan shaqalaha Maxkamada sidaasna loo xiray.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here