{DHAGEYSO} Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo Ka Shiraya Xeerkii Dalka Looga Mamnuucay Shirkadda DP World

0
42

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye(Nacnac) oo ka mid ah Golaha Wakiilada soomaaliland ayaa sheegay in barlamaanka Soomaliland ay ka hadle doonan Gu’aankii Dowlada Soomaliya ay dalka uga mamnuucday Shirka Dp Word

Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Soomaliland ayTahay Dal madax banaan oo aanan qeyb ka aheeyn Soomaliya inteeda kale sidaasi daraadeedna ay u madax banaan yihin in horumarkooda ay ka Shaqeeyaan.

Halnkan Hoose la dhageeyso Codka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here